Madaxii Afgambiga Sudan oo Is casilay iyo Hogaamiye cusub oo la magacaabay

Wasiirka Gaashaandhigga dalka Sudan Cawad ibnu Cowf oo shalay loo doortay in uu talada dalka Sudan sii hayo ayaa goordhaw ku dhawaaqay in uu iska casilay in uu sii hogaamiyo talada dalkaasi. Cawad ibnu Cowf ayaa Telefishinka Qaranka kaga dhawaaqay is casilaadiisa, kadib markii dibad baxayaasha diideen in ay joojiyaan banaan baxa,, waxa ayna Banaan … Continue reading Madaxii Afgambiga Sudan oo Is casilay iyo Hogaamiye cusub oo la magacaabay